Sammal Softweer
sammal-softweer2.jpg

Kusoo dhawow Softweerka Sammal, kasoo kuu fududeynayo: Ogaanshaha Alaabta aad gaday maalintaa, todobaadka, bishaas iyo xisaab xirka maalinkasta ama bil ama sannadka. Waxaad ogaan kartaa had iyo jeer, alaabata dukaan kuutaala, dalab ayaad sameyn kartaa oo iimayl kudiri kartaa haddii aad ubaahato in alaabo lagaaga soodiro dibedda. Macaamiisha deynta kaaqaadatay iyo mudadii ay kubixin lahaayeen ayuu softweerkan kuxasuusinaayaa. 

Qofka kuu gadayaa dukaanka, LR ugaar ah ayaad siin kartaa oo lagu ogaado qofka maalintaas shaqeynayo. Maalinta shaqadu dhamaato waxaad ogaan kartaa lacagta kuu gadantay iyo alaabaha lagaday oo dhan nooca ay yihiin.   

 

SOFWEERKAN- wuxuu kuu qabanayaa guud ahaan waxayaabaha hoos kuqoran:

Buughayn(Ledger)                       Qaansheeg(Invoice)

Dalabyo (Orders)                         Dhigaalka (Stock)

Barta Iibinta(Point of sale)          Deymiyeyal (Creditors)

Buug Xasuus qorka(letter)          Reboorka/xog daabicid (Reports)

Xisaab xir                                    LR sireedyo shaqaalaha oo kala duwan ( Passwords)

si aad usajasho  waxaad riixdaa

Riix halkan     SAMMAL 

 

XASUUS:

Waa inaad heysataa kombutar ku shaqeeya 

Windows 2000  ama  XP.  ogow  VISTA  sideedaba kuuguma shqeynaayo.

 

Hadii dhibaato kaa qabsata sajalaada imayl inoo soodir

salemaan@ganancso.net  Taleefanka  61 413 926 139

 

Doorasho

Sammal Softweer xaggee bay ku xun ama kufiican tahay?
 

Sammal Software

Download this Demo Software
Halkaan kakoobiyey Softweerka Sammal
Sammal Softweer