Maamulka Sharikadda PDF Print E-mail

 

Maamulka Sharikadda Sammal waa kuwa waaya arag ku ah, Ganacsiga( horumarinta ganacsiga iyo kobcinta dhaqaalaha), Sameynta qalabka casriga ah ee loo adeegsado(Softweerada)dukaamada. SAMMAL  Saldhigeedu wuxuu kuyaalaa Australia, hase yeeshee waxay Laan kuleedhay London. Aqoonyahanada Sammal waxay diyaar kuugu yihiin 24 saac inay kaataageeraan barashada SOFTWEERKAN, Barashada ganacsiga iyo horumatintiisa.

SAMMAL waxay kuu balan qaadeysaa in waxyaabaha aad gadato halkaada, lagugu keeno meelkast oo aad dunida kajoogto.

 

si aad uga uga faa'iideysato Sammal waxaad lasoo xiriirtaa: This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

 

 

 

Doorasho

Sammal Softweer xaggee bay ku xun ama kufiican tahay?
 

Sammal Software

Download this Demo Software
Halkaan kakoobiyey Softweerka Sammal
Sammal Softweer