ISBARBAR DHIGGA WARARKA IDAACADAHA DUNIDA PDF Print E-mail

 

 

INGIRIIGKA:

Prime Minister Ingiriiska, wuxuu ku dhawaaqay inuu dhow miliyan oo lacagta ingiriiska siinayo sharikadaha iyo bangiyada waaweyn,si uu wax uga qabto dhibaatooyinka ka imaan kara dhaqaale jabka dunida, gacmaha isisaaran meyno oo sugi meyno. waa inaan sideg deg ah wax  uga qabanaa arintaan, tasoo shacabka ingiriisku inaga sugaayo, ayuu kucelceliya.

 

 

AUSTRALIYA:

Dab damiska gableedka Australiya ayaa mudo dhowr sacadoodka kuhowlanaa baabaadinta mukulaal ku dhacday tubooyinka iyaha qaada ee guri ay reer degenaayeen, halkaasoo gabadhi lahayd iyo hooyadeed ugu mahad celiyaa, raggii ka qaby galay badbaadaas.

ilaa dhowr kun doolar ayaa kubaxday dadaalkaa, balse waa lacag meeshii loogu tala galay lagu bixiyey ayuu yiri madaxii dab damisleyda, waa inaan had iyo jeer howlaha bulshada heega u ahaanaa ayuu yiri mid kamid ah dab bamidleyda.

 

SOOMAALIYA:

Idaacaha kasoo baxa muqdisho ayaa maanta sootebiyey in tobaneeyo wadaado ah oo hubeysan ay weerar kuqaadeen shacab ah iyo culumaa udiin, halkaas oo ay kudileen 6 qofood ilaa 3-kalana kudhaaweceen.

Waan siiwadeynaa dagaalka ilaa ay ka baaba'aan dadka soomaaliyeed, ayuu yiri nin uhadlay ururuda diineedka isku(diinta maleeyaha mise) biiray ee koofurta soomaaliya. qofkastaa ee diida diinta aynu sheegeyno, wadaad ha ahaado ama yuusan ahaane, ha ogaado inaan halkiisa ugu imaan doono, ayuuna kucelceliyey ninka wadaad wadaadka ah ee u hadlay kooxdaa.

 

JABAAN:

Dukaanleyda cuntada ee magaalada TOKIYA ka cowday maalmahan in alaabo badan laga xadaayey dukaamada, markii arintaa loo kuur galay ayaa la ogaaday in daka waayeelka ah ee shaqada gabay ay xatooyo aan caadi ah bilaabeen. dukaamada oo arintaa joojinaaya ayaa qortay Ilaalo qabato tuugada, hase yeeshee ilaaladii markii ay qabteen dhowr qofood ayey siidaayeeyn iyagoo cuntadoodii wata islamarkaana u sheegeen dowladda jabaan in dadkaa dhibaateysan loosameeyo meel ay cunto kasoo qaataan.

 

 

FIIJI:

Roob daad weyn lasocdo ayey kuharqadeen boqolaal udhashay dalka  FIIJI. Madaxweynaha Dalka fiiji ayaana sheegay inuusan kaqayb galeyn shir gobaleedka wadama basiifiga ee sannadkan, kanacodsaday in shirkaa dib loodhigo, haseyeeshee prime ministarada Australiya iyo NewZealand ayaa sheegay in haddii uusan kasoo qaby galinta shirkaa, talaabo laga qaadi doono madax weynaha FIIJI. Cirka soo taabta ayuuna si kulul ugu jawaabay hogaamiya FIIJI.

 

SOOMAALIYA:

Cunbto macaawino oo saarneyda gaari loowaday dadka dagaalada ka carary ee muqdisho ayaa Askarta dowladda kumeel gaarka ee Somaliya kudheceen goob udhow bartii dadka gaajeysani joogeen. muddo saacado kadibna cuntadii dib loogu keenay dadkii, iyadoo ay rag qoryo sitaahi ilaalinayeen halkaana looga iibiyey maatidii xaqa ulahayd cuntadaa.

 

 

Doorasho

Sammal Softweer xaggee bay ku xun ama kufiican tahay?
 

Sammal Software

Download this Demo Software
Halkaan kakoobiyey Softweerka Sammal
Sammal Softweer