| Dowladnimo la'aantu |
|
|
|
|
Dowladnimo la,aan waxaa dhaliya wadaninimo la'aan
Idaacadha Soomaliga, Radiyaha, TV iyo Internetka. Ma'aha inay markasta moodaan inay yihiin kuwa xor u ah inay sheegaan wax ay doonaan. Idaacadda aan lahayn qodobo kusaleysan, habka ay wariyeyaasheedu wararka usoo tebiyaan. lama dhihi karo waa idaacad, lakiin waa kuwa aan haba yaraatee aqoon lahayn oo maqlay waa lahadlaa oo keliya
WAAN DARDAARMAYAA EE II DHEGANUGLOW
Muddo badan ayaan dhiigbaxayey. Ooyintii iga dhamaatay, koley inaan idinka samro mooyee wax kale gacanta kuma haayo ee dardaaran iga hooya
Maqaalkan waxaa laysku soodubariday kadib su'aalo laweydiiyey dad badan oo rag iyo dumar leh oo austalia kunool iyo NewZealand. qoraaga maqaallkan fekerikiisana waa lagu soo bandhigayaa
Aqristow ufiirso habsamida in dowlad waarto Soomaaliya loohelaa siday kusuurta geli karto
Qore: salemaan Xasan
|




