Ogow Xawaaraga Gaariga PDF Print E-mail

Ogaanshaha xawaaha baabuurka aad wadato

Dad badan ayaa shilal fool xun oo dhaawac iyo dhimashaba gala maalinkasta.

waxaa la ogaaday,sababaha ugu badan ee shilal keenaa inay yihiin, xawaare aad ubadan oo lagu socdaa iyadoon aqoon loolahayn kontoroolka gaariga, isla markaana lalasocon saacadda xawaare sheegtada, Taasoo keenta qofka in ladhumiya inta mitir ee loo baahan yahay inlagau istaagijiyo gaariga.

Haddii qofku yaqaano, xawaaraha lagu socdaa iyo booska gaarigu istaagayo inay ku xiran tahay.   FIIRI SO FIDIYOWGA

- Waqtiga bareega ama fariinka laqabtay,

- Xilliga: Maalin iyo Habeen,

- Waddada siday tahay, qoyaan, qaleyl, ama mid jajaban

- Lugaha baabuurka inay fiican yihiin iyo inkale

-  Xamuulka ama culeynka saaran gaariga

dhamman intaas oo dhan waxay door kaciyaarayaan habka iyo booska baabuurku istaagaya, marka Fariinka ama Bareega laqabto.

Xasuus: marka ay maskaxda Shureefka kudhaqaaqdo qabashada Fariinka ama Bareega, iyo ficilka qabashada waa udheexeeya secon, tasoo iyana sii kordhisa meesha gaariga inuu istaago ladoonaayo.

 

 

Doorasho

Sammal Softweer xaggee bay ku xun ama kufiican tahay?
 

Sammal Software

Download this Demo Software
Halkaan kakoobiyey Softweerka Sammal
Sammal Softweer