| Dhaqaala jabka dunida |
|
|
|
|
8 Maarso 2009 Haddii laga hortagi lahaa ama la yaren lahaa, dhibaato weyn ee kusoo fool leh shacabka Soomaaliyeed, maxaa hortaagan Wasiirada Wasaaradaha (Beeraha, Maaliyadda, ganacsiga iyo Kheyraadka badda) ganacsatada waaweyn iyo madaxda dowlad goboleedyada sida Buntiland, Galmuduglan, Soomaaliland iyo gobalada ay madaxda Alshabaab heystaa.
8 Maarso 2009 Dhaqaale jabka dunida iyo saameynta uu ku leeyahay dadka Soomaalida waa midaan lasoo koobi karinta. Dad badan oo khubaro ah ayaa aad iyo aad uga deyrinaaya, xaaladda Dhaqaalaha dunida oo aad uga sii dareysa maalinba mida kadanbeysaa, Hadaba dunida horey umartay, dowlad walba waxay kudadaaleysaa sidii ay wax uga qaban lahayd dhibaatada shacabkeeda soogaareysa. Marka waxaa is weydiin mudan,
ayaa umaqan, ama hadal haya dadka soomaaliya ee horey ay dhibaatooyin badani uheysteen? yaa laga sugaa inay wax kaqabataan gaajada iyo cudurada laga yaabo inay dunida kadhacaan?
Ganacsatadu waa halbowlaha nabadda, dhibaatada iyo kuwa samatabixiya dadkooda, markasata ee dhibaato lasoo gudboonaato, hadaba Ganacsatada Soomaaliyeed iyo doorka ay kaciyaari karaan kahortagga dhibaatooyinka dhaqaale jabka dunida
|





